darbad
(m.dh) (-do, m.l)1. Dabayl xoog leh oo ka dhacda badda. 2. Xumad badan. 3. ld darbo¹.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh darbad ↴
darbadayn [m.f.dh]
eeg darbadee.
darbadee [Fal Gudbe/Magudbe2 | Verb Transitive/Intransitive2] (-deeyay, -daysay)
Laadid (kubbadda cagta).
darbo [m.dh] (-ooyin, m.l)
1. Si xoog ah uu kubbad lugta loogu laado. 2. Khayaano faa'iido weyn lagu helo. ld darbad (3).
istijo [m.dh] (-ooyin, m.l)
1. Biyo yar oo lagu darbado. 2. Nadiifinta la nadiifiyo xubnaha saxarada iyo kaadidu ka timaado.
tarshad [m.dh] (-do, m.l)
Markab bad dhex maraya biyaha kor uga duula; darbad. ld darshad.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg