darbo
(m.dh) (-ooyin, m.l)

1. Si xoog ah uu kubbad lugta loogu laado. 2. Khayaano faa'iido weyn lagu helo. ld darbad (3).

darbo
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-baday, -batay)

1. Darab qaadasho. 2. U d.: qof hawl isu diyaarin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh darbo

darbad [m.dh] (-do, m.l)
1. Dabayl xoog leh oo ka dhacda badda. 2. Xumad badan. 3. ld darbo¹.

darbasho [m.f.dh]
eeg darbo².

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg