Dardhaaf
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:U gudbidda neef uu u gudbo dar kale. ld dardhaafid.
Dardhaaf
Qaabnaxa: Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1 Isrogrogga: (-fay, -ftay)1. (f.g) Neef xoola ah dar kale u gudbid. 2. (f.mg) Dar buux-dhaafid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dardhaaf ↴
dardhaafi | dardhaafid | dardhaafin | dardhaafis |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg