Daris
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-syo, m.dh)1. Caws adag oo gaaban oo ka baxa meelaha qoyaanka joogtada ah leh, ris; guxud. 2. Ceel biyo badan oo mar kasta buuxa. 3. ld darid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga daris ↴
darid | qaddaris | Beljim |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg