darsi
(m.l)ld darsasho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh darsi ↴
darsan [m.l]
ld darsin.
darsasho [m.f.dh]
eeg darso. ld darsad, darsi.
darsin [m.l] (-nno, m.dh)
Laba iyo toban (12) shey, isku nooc ah oo meel ku wada jira. ld darsan¹, dersin.
dersin [m.l]
ld darsin.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg