Maddaad
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:1. Khad; dawaad. 2. Awrta waaweyn siiba kuwa qooqan madowga ay ku yeeshaan qadaadka. ld middaad.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga maddaad ↴
biyammaddaadshe | middaad |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg