Dawakh

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

ld dawakhid.

Dawakh

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-khay, -khday)

Madax wareer dartiis wax la kala garan waayid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dawakh

dawakhaad | dawakhi | dawakhid | dawakhin | dawakhsan | dawakhsanaan | dawakhsanaansho | dawikhi |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg