Dawdar

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

ld dowddar¹; dawdarid.


Dawdar

Qaabnaxa: Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)

1. Isku d.: koox dad ah dhexgelid. 2. ld dowddar².


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dawdar

faaltow | dawdaran | dawdarid | dawdarnaan | dawdarnaansho | dawdarni | dawdarnimo | dawdarno |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg