dawdaran
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-rnaa, -rnayd)Ka d.: wax aan daw lahayn ahaansho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dawdaran ↴
dawdarnaan [m.f.dh]
eeg dawdaran. ld dawdarnaansho, dawdarni, dawdarno.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg