Dawggal
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. ld dawggelid. Gabbashada wax la gaadayo meel loogu gabbado. 2. D. ah: arrin iwm oo maangal ah.
Dawggal
Qaabnaxa: Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1 Isrogrogga: (-alay, -ashay; -geli)1. (f.g) U d.: wax la gaadayo meel ugu gabbasho. 2. (f.mg) Ugu d.: cid dhibaato gaartay wax u eersasho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dawggal ↴
dawggelid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg