Dawi

Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Wax meel fog u gudbin.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dawi

dawakhi | dawakhid | dawakhin | dawikhi | dawikhid | dawikhin | dawin | dawis | dawixid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg