Dayo
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-ooyin, m.l)1. Caleenta quraca, siiba intay weli qoyantahay. 2. ld dawaco.
Dayo
Qaabnaxa: Fal Gudbe/Magudbe3 | Verb Transitive/Intransitive3 Isrogrogga: (-yday, -yatay)1. (f.g) Ka d.: wax meel ka raadsasho. 2. (f.g) Ka d.: wax, wax kale ka dhex xulasho. 3. (f.mg) Ku d.: qof, qof kale wax uu sameeyey ka daba samayn.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dayo ↴
odayoobid | odayow | asqo | asqoo | cadayo | cadayo | cadayoo | cadayood | dawaco | dayasho |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg