Deeqe
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-ayaal, m.l/dh)(kiim.) Atamka, ayoonka ama molikuyuulka bixiya lammaane elektaroon marka dabar elektaroon-wadaag ahi samaysmayo.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga deeqe ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg