Degaandeg

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga: (-gyo, m.dh)

Inta u dhexeysa dusha meel sare ilaa halka ay ka simantahay.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga degaandeg

hoobad |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg