Hoobad
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-dyo, m.dh)1. (-dyo, m.dh) Meel degaandeg ah. 2. ld hoobasho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga hoobad ↴
raarac | babac | dabuub | dabuubo | dalow | deg | deli | dhoobad | digiigix | digiigixo |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg