Deridhacyee
Qaabnaxa: Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2 Isrogrogga: (-yeeyay, -yaysay)1. Qof socda tabardarro awgeed hadba dhan u liicid. 2. Qof dan la'aan u wareegid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga deridhacyee ↴
deridhacyayn |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg