bowd
(m.l) (-dad, m.l)

Xeyndaab ood ah oo beerta, guriga, xerada xoolaha lagu wareejiyo, deyd.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh bowd

taf [m.dh] (-fo, m.l)
1. Maro dacalkeed. 2. Bowdada inteeda hoose.

afar-madaxle [m.l]
(c.nafl.) Muruqyada ugu waaweyn ee lugta fidiya midkood, wuxu ku yaal bowdada.

afarsuulle [m.l]
Muruq afar madax leh oo ku yaal bowdada dhinaceeda sare.

barijab [m.l]
Meesha barida iyo bowdadu iska galaan.

bowdabbaariile [m.l] (-layaal, m.l/dh)
Meesha ay barida iyo bowdadu iska galaan.

bowdaqaawi [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-iyay, -isay)
U b.: qof cid uusan doonayn in uu la dagaallamo ereyo iyo falal cabsi geliya u jeedin.

bowdaqaawin [m.f.dh]
eeg bowdaqaawi. ld bowdaqaawis.

bowdaqaawis [m.l]
ld bowdaqaawin.

bowd-dumis [m.l]
Xaal laga qaado nin naag meher xaday.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg