Dhaaddan

Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-naa, -nayd)

Wax ladnaani ka muuqato ahaansho (nafley).

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhaaddan

dhaaddanaan | dhaaddanaansho | dhaaddanow |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg