Dhaadhac

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

1. Lacag aan la xoogsan oo qofka siyaaba dadban ku soo gasha. 2. ld dhaadhicid. 3. ld dhacdhac¹.


Dhaadhac

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-cay, -cday; -dhici)

Meel hoose u degid.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhaadhac

aqoonsii | daandaan | dhaadhicid | dhacdhac | heelad |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg