Dhaandhaami
Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)Qof, dhaandhaan ka dhigid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhaandhaami ↴
dhaandhaamid | dhaandhaamin | dhaandhaamis |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg