dhaawid
(m.f.dh)

eeg dhaaw². ld dhaaw¹, dhaawis, dhaw¹, dhawid, dhawis.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhaawid

dhaaw [m.l]
1. Habaar; Inkaar. 2. Daaweynta Jin, dabayl iwm cid laga daweeyo. 3. ld dhaawid. ld dhaw¹.

dhaawis [m.dh]
ld dhaawid.

dhawid [m.dh]
ld dhaawid.

dhawis [m.dh]
ld dhaawid.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg