Dhaawo

Qaabnaxa: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3 Isrogrogga: (-wday, -watay)

1. Cid in dhibaato ku dhacdo u Alla tuugid. 2. Cid Jin, dabayl iwm ka dabiibasho. ld dhawo.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhaawo

dhaawasho | dhawo |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg