Dhabato

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Karti isha dadku leedahay oo la rumaysanyahay inay cid wax ku yeeli karto.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhabato

cawri | il | illaaco |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg