Dhabbac

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

1. Si loo seexdo oo qofku caloosha dhulka dhigto. 2. ld dhabbicid.


Dhabbac

Qaabnaxa: Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1 Isrogrogga: (-cay, -cday; -bici)

Si loo seexdo oo qofku caloosha dhulka dhigid.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhabbac

xamaaro | dhabbacan | dhabbacasho | dhabbacnaan | dhabbacnaansho | dhabbaco | dhabbicid | dhambacaadsad |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg