Dhabbe
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-bayaal, m.l/dh)Jid ay baabuurta, xoolaha iwm maraan oo cagta lagu bixiyey. ld dhabbo.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhabbe ↴
waddee | waddo | budul | dardar | dhabbayn | dhabbee | dhabbo | fal | indhabbeel |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg