Dhacadiid

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

Si loo seexdo oo qofku dhabarka dhulka dhigo. ld dhacadiidid.


Dhacadiid

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-day, -dday)

Qof dhabar u seexasho. ld dhacdiid².


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhacadiid

dhacadiidid | dhacadiidsad | dhacadiidsasho | dhacadiidsi | dhacadiidso | dhacdiid | dhacdiid | dhacdiidid |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg