dhacsad
(m.l)

ld dhacsasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhacsad

caleendhacsad [m.l]
ld caleendhacsasho.

caleendhacsade [m.l]
(bot.) Geedka lumiya ama ay ka hoobtaan caleemaha xilliyada qaarkood.

dhacsasho [m.f.dh]
eeg dhacso. ld dhacsad, dhacsi.

dheregdhacsad [m.l]
ld dheregdhacsasho.

dhogordhacsad [m.l]
ld dhogordhacsasho.

fiid-dhacsad [m.l]
ld fiid-dhacsasho.

gabbaldhacsad [m.l]
ld gabbaldhacsasho.

galdhacsad [m.l]
ld galdhacsasho.

haldhacsad [m.l]
ld haldhacsasho.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg