dhadhab
(m.l) (-byo, m.dh)1. Riyo hadal leh oo aan la xusuusan marka la tooso; qarow. 2. ld dhadhalid.
dhadhab
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-bay, -btay)1. Hurdada gudaheeda muuqaallo kala jaad ah, maanka ku arkid; riyood. 2. Ku dh.: wax la jecelyahay ku qarwid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhadhab ↴
alalad [m.l]
1. Riyo; dhadhab. 2. Qaraw. 3. ld alaladid.
alalad [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-day, -dday)
Qarwid; dhadhabid.
dhadhabid [m.f.dh]
eeg dhadhab². ld dhadhab¹ (2).
gaantay [m.l] (-yo, m.dh)
(jool.) Xabuub khafiif oo dhadhaab lakabeed oo ka dhashay dhoobo, waxa laga yabaa iney ku sameysantey cadaadis culeyska dhadhabaha kor saaran dartood, ama sibidhow (cementation), sida nuuradda.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg