dhafrid
(m.f.dh)

eeg dhafar³. ld dhafar¹ (3).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhafrid

dhafar [m.l]
1. Soo jeed habeennimo. 2. (-rro, m.dh) Xarig dheer dabagelis leh oo reeryada lagaga xiro. 3. ld dhafrid.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg