dhagax-madow
(m.l)

Nooc ka mid ah dhagaxa adag, laga helo buuraha qaarkood oo markuu isku dhaco dab ka baxo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhagax-madow

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg