Dhagax-nuuradeed
Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:(jool.) Dhagax ay muhiimtahay inuu ka koobnaado 50% kaalshiyam kaarbonayt.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhagax-nuuradeed ↴
xaraar |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg

