Xaraar
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-ro, m.l)1. Gebi ku yaal babac qar dheer oo badanaa daayeerku ku hoydo habeenkii. 2. ld tarro. Dhagax-nuuradeed.
Xaraar
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Dhadhan aan macayn. 2. Wallac. ld kharaar.
Xaraar
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)Haweeney wallicid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xaraar ↴
haalaati | qaarqaad | qaarqaad | caanaxaraarshe | dacar | darro | dhuxun | didib | kharaar | kharaaraansho |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg