dhagax-xameetiyeed
(m.l)

(daaw.) Wax adag oo ka sameysan midableyda xameytida, kolesterool, iyo cusbo kaalshum, kuna sameysmi kara xameytihaysta.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhagax-xameetiyeed

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg