dhagxi
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)ld dhagaxyee.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhagxi ↴
dhagaxyee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-yeeyay, -yeysay)
Wax dhagax la dhacid. ld dhagxi.
dhagaxyeyn [m.f.dh]
eeg dhagaxyee. ld dhagxin, dhagxis.
dhagxin [m.dh]
ld dhagaxyeyn.
dhagxis [m.l]
ld dhagaxyeyn.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg