dhakafaari
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)Cid, dhakafaar badid. ld dheg-kafaari, dhekafaari.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhakafaari ↴
dhakafaar [m.l]
1. Yaab aad u weyn. 2. ld dhakafaarid.
dhakafaarid [m.f.dh]
eeg dhakafaar². ld dhakafaar¹ (2), dhakafaaris², dheg-kafaar¹.
dhakafaarin [m.f.dh]
eeg dhakafaari. ld dhakafaaris¹, dheg-kafaarin, dhekafaarin, dhekafa.
dhakafaaris [m.l]
ld dhakafaarin.
dhakafaaris [m.dh]
ld dhakafaarid.
dheg-kafaar [m.l]
ld dhakafaarid.
dheg-kafaari [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
ld dhakafaari.
dheg-kafaarid [m.dh]
ld dhakafaarid.
dheg-kafaarin [m.dh]
ld dhakafaarin.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg