dhakan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)

1. Qof maqal ka liita ahaansho. 2. U dh.: qof meel ku dhuuntay ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhakan

dhakanaan [m.f.dh]
eeg dhakan. ld dhakanaansho.

dhakanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld dhakanaan.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg