dhalalo
(m.dh)

ld dhalaalo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhalalo

dhalaalo [m.dh]
1. Caano iyo subag la isku daro oo carruurta yaryar la siiyo. 2. ld dhalaalyo, dhalalyo. Xanuun ilkaha laga dareemo marka ay la kulmaan wax qabow, macaan iwm. ld dhalalo.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg