Dhalan

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

1. Dabeecad. 2. Dir, fir, sinji. 3. Muuqal. 4. Caws waaweyn oo aad u dheeraada. 5. Geedo doog leh.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhalan

uurdoox | uurjiif | wacal | wacal | xab | abaarikeentay | ablaawe | ajnebi | ajnebiyad | asali |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg