Uurjiif

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-fyo, m.dh)

Ilmaha weli uurka ku jira.

Uurjiif

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-fyo, m.dh)

(baay.) Heerka ugu horreeya ee koritaanka xayawaanka, laga soo bilaabo marka ugxanta bacrintay ay bilowdo inay qaybsanto, iyada oo ku jirta organnada taranka ee hooyada ilaa ay ka dillaacayso ama ka dhalanayso.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga uurjiif

rabiish | ugxanside-yare | uuryaal | ilmo-calooleed | mandheer | meesiyeyn |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg