Dhalanrog

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

1. Isbeddel wax dabeecaddiisa, firkiisa, muuqaalkiisa iwm ku dhaca. 2. ld dhalanrogid.


Dhalanrog

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-gay, -gtay)

Wax dabeecaddiisa, firkiisa, muqaalkiisa beddelid.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhalanrog

dhalanrogan | dhalanrogan | dhalanrogid | dhalanrogmad | dhalanrogmasho | dhalanrogmid | dhalanrogmo | dhalanrognaan |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg