Dhalanteed
Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga: (-dyo, m.dh)Wirwir; dhaan dabaggaalle.
Dhalanteed
Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:(c.naf) Marka aad qabto wax dhalanteed ah.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhalanteed ↴
dhallaanhabaabis | dhan-dabaggaalle | wirwir |ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg

