Dhalanxun

Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-umaa, -umayd)

Wax dabeecad, fir, muuqaal iwm oo aan la jeclaysan leh ahaansho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhalanxun

dhalanxumaan |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg