dhaldhalaalid
(m.f.dh)eeg dhaldhalaal². ld dhaldhalaal¹.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhaldhalaalid ↴
dhaldhalaal [m.l]
Qurux ama bilic aan muddo dheer waarayn. ld dhaldhalaalid.
halalac [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-cay, -cday; -lici)
Wax dhaldhalaalid.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg