halalac
(m.l)

ld halalicid.

halalac
(Magac Dheddig Shanqar-raac | Noun Feminine Ideophone)

H. dheh: cod lagu muujiyo dhaldhalaal.

halalac
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-cay, -cday; -lici)

Wax dhaldhalaalid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh halalac

halalaco [m.dh]
Cudur geedka digirta ku dhaca oo caleenta ka daadiya.

halalicid [m.f.dh]
egg halalac³. ld halalac¹.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg