Dhalfo

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-ooyin, m.l)

Xubinta taranta ragga inteeda hore oo ay buuryadu daboosho marka uusan gudnayn.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhalfo

barjo | kabar |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg