dhalleexid
(m.f.dh)eeg dhalleex². ld dhalleecid, dhalleeco, dhalleexo, jalleecid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhalleexid ↴
dhalleecid [m.dh]
ld dhalleexid.
dhalleeco [m.dh]
ld dhalleexid.
dhalleexo [m.dh]
ld dhalleexid.
jalleecid [m.f.dh]
eeg jalleec². ld dhalleexid.
jalleeco [m.dh]
Daymo dhinac la eego. ld dhalleexid.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg