Dhama'

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

1. Dayow ka dhasha gaajo iyo harraad. 2. ld dham'id. ld dala'¹.


Dhama'

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-m'ay, -ma'day; -m'i)

Gaajo iyo harraad la dayoobid. ld dala'².


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhama'

asqo | dala' | dala' | dhama' | dhama' | dham'id |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg