Dhamas
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Geed abaareed weyn, hoos badan oo loo xiisa qaariyadaha doonyaha laga sameeyo.
Dhamas
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:Ul weyn, culus, adag oo aan qornayn.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhamas ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg