Dhaniin

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

Qoyaan yar oo meel ka dindimaaya. ld dhashiin.


Dhaniin

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-iimay, -iintay)

Qoyaan yar meel ka dindimid. ld dhashiin².


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhaniin

dhaniimid | dhaniinto | dhashiin | dhashiin | dhashiinto |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg