dhashiin
(m.l)

ld dhaniin¹.

dhashiin
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-iimay, -iintay)

ld dhaniin².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhashiin

dhaniin [m.l]
Qoyaan yar oo meel ka dindimaaya. ld dhashiin.

dhaniin [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-iimay, -iintay)
Qoyaan yar meel ka dindimid. ld dhashiin².

dhaniinto [m.dh] (-ooyin, m.l)
Meel qoyaan yari ka dindimaayo. ld dhashiinto.

dhashiinto [m.dh] (-ooyin, m.l)
ld dhaniinto.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg